ayaamaha12

Daawo Hees Cusub ,jawaabna u ah heestii horay u qaaday BK Nolosha Cusub iga Fogeee,

Daawo:-Hees Lamagac Baxday Nolosha Cusub iga Fogee Taa o Jawaab u ah Maxamed Bk Heestiisii aheed Nolosha cusub Soo dhawee yaaqaaday?

Fanaanadda  Da’dayar  ee  Sahro  Kiin   Ayaa   Soo  Saartay  Dhawaan  Hees  Jawaab  Celin u ah  Hees  uu  Hore  u Qaday  Fanaanka  maxamed  Saciid  BK oo ahayd  ”NOLOSHA  CUSUB  SOO  DHAWEE”  oo Laga  Sameeyay  Qiso  Dhab  ah  Balse Heesta  Jawaabta  u ahna   Ayaa  u Muuqata  Mid  Ay  Ka  Dambeeyaan  Abwaan  Iyo  Fanaanad  Markii  Horeba  aad  Uga  cayraysnaa  Heestaasi

Heesta  Cusub  ee Ayaa  Loogu Magac Daray  ”’NOLOSHA  CUSUB  IGA  FOGEE”’ Waxaana  Ka  Muuqanaya  Erayo  uurku Taalo Xambaarsan   ee  Nala  Daawo

HALKAAN KA DAAWO

Untitled-1

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website