ayaamaha12

Fariin Jaceyl : Waligeey ma tir tirin fariin kaa timid , Waayo Taasi Waxa Ay La Mid Tahay Aniga Oo…..

* Haddii aad soo kacdo qolkaaga oo mugdi ah , dhiigana meel waliba daadsan yahay , darbigana uu ruxmayo waligaa ha wel welin maxaa yeelay meel ammaan ah ayaad ku jirtaa waana qalbigeyga .

* Waligeey ma tir tirin fariin kaa timid , waayo taasi waxa ay la mid tahay aniga oo tirtiray qeyb iga mid ah kama daallo helidda fariimahaaga .

Sawirkaan iyo sheekada isma quseeyaan

Sawirkaan iyo sheekada isma quseeyaan

* Mararka qaar waxaan iloobaa in aan ku soo salaamo , mararka qaar waxaan iloobaa in aan fariimahaaga ka soo jawaabo mararka qaarna fariimaheyga kuma soo gaaraan balse taasi micnaheedu ma ahan in aan ku iloobay kaliya waxaan ku siinayaa waqti aad iigu xiisto .

* Waxaan maanta isa soo saaray raajo waxaana qalbigeyga laga helay adiga , ayaamahanews.com, taqtarka waxa uu yiri haddii ay qalbigeyga kaa saaraan in aan dhimanayo maxaa yeelay waxa ay i sheegeen in la`aantaada aan noolan karin .

* Hal shumac ayaa ku filan in uu ifiyo guud ahaan hal qol balse saaxib dhab ah adiga oo kale waxa uu ifin karaa inta nolosheyda ka harsan , waan kaaga mahad celinayaa sida aad nolosheyda u ifisay

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website