ayaamaha12

Fariimo Daadis Ah : Shalaaydu In Ay Ehel Kuu Noqoto Aad Ayaad Ugu Nuureysaa Waayo…

* Shalaaydu iney ehel kuu noqoto aad ayaad ugu nuureysaa waayo waad fahmi weysay qiimaha ay leedahay waxa kaa maqan.

* wey fiicnaan laheyd haddii aad dareensanaan laheyn ahmiyada ay xiriirkeena u leedahay inaan is aamino qalbiyadana isku furno.

Sawirkaan iyo Sheekada isma Quseeyaan

Sawirkaan iyo Sheekada isma Quseeyaan

* Noloshu waa maalmo yar oo u baahan in farxad lagu qaabilo mudadaas yar haka welwelin waan ka gudbaayaa xanuunada qalbiga,Ayaamahanews.com, inkastoo shalaaydu aysan soo celin wax dhumay hadana waa tiirka ugu horeyo ee halqabsiga ah u ah qalbi la dhaawacay sida keyga oo kale.

* Wey adag tahay inaad mar uun ku baraarugto ineysan gacantaada waxba ku jirin,laakin waxaa ka sii daran inaad ku noolaato hawo aan waxbo ka jirin.

* Wey igu adag tahay inaad nabadeey tiraahdo qof aad jeceshahay adigoo og in noloshu ay maalmo murgo iyo jahwareer galeyso qofkaas la’aantiis,laakin waxaa ka dhibadan in maalin walbo qalbigaaga uu u taagnaado hadimooyin aadan fileyn.

Hadii aad noo hesyo sheeko ama qiso kugu dhacaday ama aad ogtahay qof ay ku dhacday noo soo dir info@ayaamahanews.com

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website