ayaamaha12

war dag dag ah Tuugii weeynaa ee shacabka badan laayay ee mooge ayaa xalay ciidanka pilicka ku dileen beerta jaadka

waxaa xalay ciidanka policka Degmada Hodan eey ku dileen beerta jaadka Tuugii weeynaa ee Mooge oo shacab fara badan ku xasuuqay magaalada muqdisho.Ninkaan Tuugaa ayaa dadka ku leeyn jiray deegaano dhoowra oo ugu Horeeyo Degmada Deeyniile ,Degmada hodan,kaxda iyo degmada garas baaleey. waxaa xalay asagoo falkiisii boobka ahaaay ku jiro dhacne ka wado beerta jaadka ee Dagmada Hodan waxaa ku soo baxay ciidanka policka degmada halkaas oo eey ka dhacday is rasaaseeyn kooban is rasaaseeyntaas waxaa ku dhintay Tuugii weeynaa ee Mooge oo Horay maaro looga waayay deegaano dhoowra ee magaalada muqdisho. wax dhiba oo policka soo gaaray lama sheegin wixii faah faahin arintaas ku saabsan kala soco shabakada Heegannews.

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website