ayaamaha12

VIDIO+SULDAAN YUUSUF CABDI CALI OO KA MIDA SALAADIINTA SOMALIYED OO XASSAN SHEEKH EED U QABSADAY

Suldaan yuusuf cabdi cali oo kamida salaadiinta somaaliyeed ayaa dacwo xaga warbaahinta ku soo oogay madax weeynihii Hoere ee soomaaliya xassan sheekh maxamuud . xiriir aan la sameeynay suldaanka ayuu inoo sheegay in 12 bilood in af duub loogu heestay hogaanka baarista Xisbiga waxaa uu suldaanka inoo sheegay in uusan wax cadaalada helin hantidiisiine lagu boobay si sherci daraa .mudadaas sanadkaa waxaa uu suldaanku noo sheegay in oowlaadiisii uusan maqlin ,waalidkiis ismaqlin xaasaskiisii ismaqlin isna arkin loolana dhaqmay si bini aadanimada ka baxsan waxa loo heeystay eey eheeyd oo kaliya muuqaal islaam ayaad leedahay. Suldaanka waxuu noo sheegay intii uu xirnaay in eey xabsiga ka dhecen falal bini aadanimada ka baxsan .warbaahinta Heegannews waxeey idiin balan qaadeeysaa faldanbiyeedyadii dhacay oo uu suldaanku goobjooga u ahaay in aan idiin soo gudbin doono insha allaah

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website