ayaamaha12

GUDOOMIYA DEGMADA KAXDA MAXAMED YARE IYO CIIDANKIISA OO QOF SHACAB AH KU DILAY ISLA DEGMADA KAXDA

Allaha u naxariistee waxaa xalay Degmada kaxda lagu dilay Marxuum Maxamed Axmed Macaloow oo ka mid ahaa Culumaa u diinka Degmeda kaxda waxaana Dilkaas ka Danbeeyay oo Geestay Aano Qabiil darteed u Dilay Gudoomiyaha Degmada Kaxda Maxamed Yare iyo Istaafkiisa .waxaana marxuumka Lagu Dilay Gurigiisa asagoo ka yimid masaajidka markuu cishaha ka yimid sidoo kale wiil yar oo uu marxuumka dhalayne lagu dhaawacay waxaa falkaas foosha xun ee waxuush nimadaa Geestay waa gudoomiyaha Degmada kaxda Maxamed yare oo sida Dadka agdhaw eey noo sheegeen in uu u aar gudayay Yuusuf bashiir oo Gudoomiyaha ku heeyb ahaay .waxaa is weeydiin mudan shaqis ceeynkaas ah oo Biri Mageeydada leeynayo sidee Loogu aamini karaa Degmo dhan Iyo shacab masiirkiis. mar aan xiriir la sameeynay Ehelada marxuumka waxeey noo sheegeen in Gudomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish eey ka sugaayaan in Gudoomiyaha Kaxda cadaalada la hor keeno .

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website