ayaamaha12

Ahlu suna waa urur diimeed ee maaha doowlad

Sida aan ka war qabno Ururka sufo ee macalin maxamuud iyo shaakir eey madaxda ka yihiin maahan doowlad mana jirto cid u igmatay dhisida maamulka galmudug. Maamulka galmudug waxaa ku midoobay 11 Beelood oo Gobolka wada daga macalin maxamud iyo kooxdiisane waxeey ka mid yihiin Beelahaas Ku mideeysan Galmudu. Xildhibaanada Galmudug waxaa lagu qeeyb sanaayaa hab beeleed macalinka beeshiisane waa ka mid beelaha dhisanaayo Galmudug marka sideey ku suuroobeeysaa in 35 xildhibaan kooxda macalin maxamuud lasiiyo oo magaca sufo lagu siiyo ayagoo beelohoodii eey matalaad heeystaan waa arin xadgudub ku ah heshiiskii Beelaha Galmudug Ee wax qeeybsiga beelaha .waxaan leenaha Gobolka ma xamili karo awood ururka sufo ee shaqeey neeyso iyo Galmudug la dhiso islama shaqeeyn karaan ee waa in sufo meesha laga saaraa si galmudugta la dhisaayo Gobolka uga shaqeyso.

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website