ayaamaha12

Suldaan Yuusuf cabdi Cali oo kamid ah Salaadiinta gobolka banaadir oo manta lagu casuumay Barnamijka Runt aka sheeg

Suldaanka oo lagu yaqaano in uu mar waliba ka hadlo dhibaatada eey shacabka muqdisho ku qabaan xirnaashiyaha wadooyinka magaalada muqdisho ayaa manta si wanaagsan oga hadlay Mar lagu casuumay Barnaamijka Runta ka sheg waxaa uu Suldaan yuusuf wax xun ku tilmaamay hadal Dhawaan ka soo yeeray  Sh Soomoow  oo Lagu Yaqaanay in uu Dowlada ku Taageero Xirnaashiya Wadooyinka Muqdisho hadalkaasoo ahaay Sh soomoow Oo Wadadii laga xiray  Kadibna doowlada ka Cod saday in Taliyaha Ciidanka polickane   maxkamad lasoo taago Xilkane laga qaado mar hadii Sh Somow Wadadii laga Xiray . Suldaan Yuusuf ayaa Yiri sh somow waxaan ku talin lahaa in asaga la xiro. Maadaama uu u danqan waayay Haweenkii Soomaaliyeed oo jidka ku Umulayo Markii asaga jidka loo Diidayne qeeylo Dhaan Afkii furtay.

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website