ayaamaha12

KHEEYRE IYO FARMAAJO OO LA OGAADAY IN CABSI EY AL SHABAAB KA QABAAN ISGOOYSKA SOOBE U IMAAN WAAYEEYN

Waxaa magaalada muqdisho shalay ilaa maanta u xirneeyd wax lagu sheegay xuska 14 actober maalintii shacabka soo maaliyeed lagu xasuuqay isgooska soobe Xukuumada vila somaliya oo maalintaas u isticmaaleeyso olole doorashada 2020 ka ayaa waxeey isku diyaarinayeen in ee meeshii shacabka somaliyeed lagu xasuuqay in eey xaflado iyo bandhig doorasho ku qabsadaan .Sidaan u sugeeyanay waxa eey la soo shir tagi doonaan ayaan ka war helnay mar qura Gudomiye Cumar Finish oo katacsi yeeynaayo imaasho la,aanta farmaajo iyo kheeyre .Durbadiiba waxaa laiska wareestay sababta waxaan xariir la sameeynay kooxdii farmaajo ee loo bixiyay ururka wadaniyiinta ee aan aniga ugu yeero ururka wax matarayaasha .waxaan ku iri sxb yaaloow aaway sxb adiinii mooge iyo maage waxeey igu dheheen sxb odayaashii weey cabsadeen oo waad arkeeyseen shalay maalin cadeey ayeey al shabaab Hoobiya yaal dhoowra ku weerareen xaruntii xalane marka masuuliyeenta jawiga oon xasilneeyn aawgeed ama cabsi laga qabo weeraro ayeey u imaan waayeen isgooska soobe laakiin taas badalkeeda shacabka waxaan ugu tala galnay baabuur ka turjumeeyso waxqabadka masuuliyeenta waana kuwaan baabuurtii kkkkkkk





Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website