ayaamaha12

DHISMAHA MAAMUL GOBOLEEDKA GALMUDUG MAXAA HOR TAAGAN

Galmudug weey dhisneeyd waxeey laheeyd madax weeyne, godomiye baaralamaan, reeysul wasaare, madax weeyne ku xigeen,Gole wasiiro,iyo Gole baarlamaan oo shaqeeyo Deegaankane kala danbeeyn ku soo celiyay iyo Amaan.waxuu sabab saday oo gacantooda ku Dumiyay xukuumada kheeyre iyo farmaajo ee Vila somaliya ka arimiso Ayagoo doonaayo in galmudug loo Adeegsado doorashada 2020 ka si madaxweynaha iyo reeysal wasaaraha oo labaduba ka soo jeedo galmudug ee taageero uga helaan doorashada danbe .Waxeeyna Doonayaan in doorashadaas eey noqoto tii ka dhacday koofur galbeed oo kale .laakiin waxaan aamin sanahay in dadka Galmudug ka soo jeedo eeysan eheyn sida Koofur galbeed oo kale suuragal maaha in la Dul geeyo qof eeysan ayaga ku qanacsaneeyn hadane lagu Dul haayo sida lafta gareen.waxaan leeyahay marka Dhurwaaguu Latag latag bartaa kadhig waaku ceeb .Horay waxaan u sheegay in kooxda vila somaliya eey ku fashilmi doonaan Jubaland weeyna ku fashilmeen .maantane waxaan idin leeyahay u ogolaada dadka galmudug in eey aayahooda ka tashadaan oo qofka eey ayagu rabaan eey soo doortaan .hadii kale waxaa dhici doonto wax aadan marnaba aadan fileeyn oo ah foowdo kuugu timaado Vila somalya maxaayelay adigaa fidno u yeertay .

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website