ayaamaha12

FARMAAJO IYO KHEEYRE MAXEEY U SOO KORDHINEYSAA BAABUUR SAWIRO LAGU XARDHO

Maanta oo eey ku beegneeyd 14 october 2019 ayaa waxaa umadii soomaaliyeed waxaa laga xiray Jidadkii aydoo loo diiday in eey shaqooyinkoodiisi caadi ah u aadaan ama gaadiid isticmaalaan xitaa waxaa loo diiday in eey bajaaj raacaan. Waxaan islahaa Dowlada sanadkaan wax weeyn ayeey soo kordhin doontaa oo aan Horay loo arag waxaan u daawasho tagay isgooyka Soope oo lawada maleeynaayay in eey doowlada ku soo ban dhigi doonto wacdaro aan horay loo arag loona maqal Laakiin taasi waxeey noqotay wax ba kama jiraan oo Bandhigii waxuu noqday 2 baabuur oo sawirka madax weyne farmajo iyo Reysal wasaare kheeyr. Umadii waa yaabeen waxaa naga soo hartay Afkiibaa juuqda Gabay waxaan sheegnaan garan weeynay .waxaan is weeydiiyay oo Toloow maxeey doowlada ilaa shalay jidadka nooga xireeysay 2badaas baabuur qaab aan qaabkaan eheeyn oo eey doowlada u soo bandhigto miyeey weeysay . waxaan kaloon isweeydiiyay 2bada masuul ee maanta sawiradooda ku soo bandhigay baabuurtaan ma waxeey rajo danbe ka leeyihiin in soomaali eey mardanbe soo Hor istaagaan .Aniga waxaan waayadaan ku fakaraayay 2bada masuul maadaama siyaasadii soomaaliya iyo wax walbo oo doowladnimada ku saabsan eey ku fashilmeen weey is casili doonaan inta eeysan u dhamaan mudo xileed kooda . laakiin waxaa layaab ila noqotay ayadoo ololo doorasho isku dayaayo laakiin xitaa awoodi waayay in eey wajigooda shacabka Horkeenaan . Aniga waxaan kula talin lahaa iska daa doorasho danbe fadlan is casila inta eeysan dhamaan mudo xileedkiina .

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website