ayaamaha12

ILEEYN DOQONI DIBIR KAMA DHARAGTO

Sida aan ka war qabno Waxaa magaalada kismaayo lagu sameeyay arin xanuun badan oo ah Go,doomin Sharci daraa Ayadoo loo diiday in eey wax Diyaarada ka dagto ama ka Duusho sababta sidaas loo teelaayane Eey eheeyd in Doorashadii Axmed madoobe ladoortay Car qalad la galiyo .maadaama eey san ku faraxsaneeyn Kooxda Vila soomaaliya ee Aan aniga u bixiyay Qas u Joog . hadaba maxaa dhacay oo eey sababtay Godoomintaas waxeey sababtay in shacabkii somaliyeed ee garoomada ku xayirmaan haduu bukaan yahay kismaayo wax looga qaban waayay iyo hadeey ahaan leheeyd dad baahiyo gaar ah qabo .waxeey dadkaas u dhibaato muteen yaan axmed madoobe la caleema saarin ayadoo qaswada yaal eey san ka fiirsan cawaaqibka ka dhalan kara .waxeey arintaa kooxda qas wadayaal ku keentay in eey aduunkii waji gabax kala kulmeen laguna canbaareeyay go,doominta eey kismaayo ku sameeyeen . Godoomintaas indha la,aantaa ka dib waxaa dhacday in maanta kismaayo xor tahay madax weeyne axmed madoobane lagu caleema saaraa ayadoo eey ka murugeeysan yihiin kooxda qas wada yaal arintaas waxna eeysan ka qaban karin .wax kastoo sharci daro loomaraa sidaas ayeey ku danbeeynayaan.

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website