ayaamaha12

CADYOHOW AMA KU CUNAY AMA KU CIIDEEYAY

sida aan ka war qabno jupaland waxaa ka dhacay doorasho madax banaan oo eeysan doowlada fadaraalkaa ku qanac saneeyn laakiin u dhacday si ka wanaagsan sida doorashadii koofur galbeed oo eey kooxda vila somaliya si aan wanaagsaneey u maamuleen . Dorasha Jupaland weey wanaagsaneeyd laakiin waxaa meesha ka muuqanaayo erayada ah Cadyohow ama ku cunay ama ku ciideeyay .Jupaland Dorashaa ka dhacday waxaana ladoortay axmed madoobe oo ah ruugcadaa siyaasadeed oo soomaliya wax badan ka yaqaan ogana aqoon badan farmaajo iyo kheeyre laakiin taas badal keeda maxaa dhacay hadii eey waxa eey rabaan ka waayeen jupaland kooxda vila somaliya maxeey sameeyeen . Diyaaradihii ayeey ka xireen magaalada kismaayo , koox qoowleeysataa sida c/ rashiid xidig oo kalaa ayaa magaaladii lagu kiciyay ,maamulkii ladoortay ma aqoon sanin ayeey dheheen ugu dan beeyne waxeey soo saareen warqad eey ku sheegeen Habraaca Doorashada junaland . markaan sheekadii waxeey isku badashay ( sheekadii Ciyaal Warafka) sidaas darteed maahan dowladii laga sugaayay in dalka eey Horay u wado Hada waxaad moodaa 3 sano ka dib in ee dowladii ku soo aruurtay Ciyaal waraf. Warqada eey soo saareen wax eey soo kordhineeyso majiraan oo aan ka eheeyn in eey sii kalo fogaadaan dadka walaalaa oo wada dagan .Beesha uu ka dhashay Farmaajo waxaan ugu baaqayaa in eey iska qabtaan ninkaan eysan maskaxdiisu ku filneeyn oo soomaali ku qaldantay ee farmaajaa. hadii kale waxaa dheceeyso in beelo walaalaa loo abuuro neceeyb aan hadhoow wax badan laga qaban karin.

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website