ayaamaha12

Kulanka wasiir Beyle iyo Cawad eey muuse biixi la qaateen Reer muqdisho maxeey ka baran karaan

Waxaan aragnaa in badan oo ka mida raga ka soo jeedo Waqoyo markeey yimaadaan muqdisho in abaal marin loo siiyo xilal aad u cul culus oo eeysan mudneeyn ayadoo lagu soo jiidanaayo .

Markaas ayaa lasiiyaa lacagta eey leeyihii shacabka muqdisho guro ayuu ka dhistaa meeshuu ka yimid Hanti ayuu ka tacbadaa dhaqaalaha reer muqdisho waxbane kama qabto hoowshii loo igmaday ee eheeyd in uu ka shaqeeyo isu soo dhawaanshiyaha soomaalida.

Sida uu u dal dalanaayo dhaqaalaha xamar ee laga aruuriyay ganacsatada reer muqdisho oo uu maalin waliba u keenaayo boqolaal reerihiisaa oo uu u shaqaaleeynaayo ayaa markii xilka laga qaado oo uu waayo dhaqaalihii uu iska guranaayay ayuu inta hargeeyso tago buuleeyahay hada toobada hala ii qabto.

Arintaas weey soo noq noqotay waxaana tusaale u ah oo aan soo qaadan karnaa ninka layiraa cismaaciil hure Buubaa .oo markuu xilkiisii waayay oo shaqadìi ka dhamaatay buu asaga oo toobad keena Hargeeyso tahay.

Waxaa kaloo cad sida wasiir cawad iyo beeyle oo muuse biixi sucuudi kula kulmay hadane sheegay in eeysan siyaasad kaga hadlin kulan kooda oo maxeey kaga hadleen . Waxeey kaga hadleen oo eeyka mideeysan yihiin sidii Reer muqdisho loo cuuryaamin lahaa waana dhaqan xun oo ku soo laab laabtay Reer muqdisho ciirtaada cabaa caaydaada yaqaan.

Ugu danbeeyn reer muqdisho waa in eey siyaasad fog layimaadaan danahoodane ka tashadaan maalin waliba anaga ma qaadi karno qof camiil ah oo danigiisa garkaa ka shaqeeynaayo hadhoowne af qabiil ku hadlaayo markuu xilka waayo.

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

 
free hits
Track My Website